*waa xaruntii caruurta iyo dhalinyarada
*shaqaalo xirfad leh + aaladooyin casri ah
*goob shaqo , koorsooyin , xaflado music ah, bandhigyo, games, iyo waxqabadyo loogu talagalay dhalinyarada u soo guurtay dalka
*saxaafada, farshaxanka,sawirqaadida sameynta animationka iyo barida musiga
*mediamaja waxay ku taala dabaqa hoose ee maktabada kouvola waxay kaloo gacan ka geysataa iskuulaadka iyo xafladooyinka dhaqanka
*http://mediamajakouvola.blogspot.com
Ei kommentteja:
Lähetä kommentti